Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maamulka Magaalada Mombasa Oo Adkeynaya Amaanka Magaaladaasi

Saraakiisha amaanka ee magaalooyinka Mombasa iyo Kwale ee woqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegay in ay howgalin doonaan dagaalyahano horay uga soo goostay Al-shabaab si ay uga hortagaan weerarada magaalooyinkaasi ka dhaca.

Taliyaha booliiska magaalad Mombasa Evans Achoki ayaa tilmaamay in ciidamada ay tababareen ay hogaamin doonaan howlgalada ka dhanka ah la Al-shabaab ee ka bilaaban doona magaalooyinka Kwale iyo Mombasa.

Todobaadkii la soo dhaafay maamulka magaala xeebeedka Mombasa ayaa sheegay in ciidamadaasi ay si hoose ula shaqeyn doonaan laamaha amaanka ,si ay uga caawiyaan ka hortaga weerarada ay soo maleegaan Al-shabaab.

Mr Achoki ayaa sheegay in ololahaasi lagu xaqiijinayo amaaanka magaalooyinka Mombasa iyo Kwale ay bilaaban doono 26-ka bishan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...