Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maleeshiyaad Hubeysan Oo Weerar Ka Fuliyay Galdogob

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay xalay kooxo maleeshiyaad ah ka fuliyeen degmada Galdodob ee gobolka Mudug.

Maleeshiyaadkan ayaa weerar gaadma ah ku qaaday dad shacab ah oo ku sugnaa goob lagu caweeyo oo ku taalla bartamaha degmadaasi.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaasi ku dintay hal Qof, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale oo dhammaan ahaa dad rayid ah.

Lama oga illaa iyo hadda heybta dableyda fulisay weerarkan, iyagoona si aayar ah uga baxsaday halkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dawladda Somalia oo si adag uga Hadashay Duqayn Kenya ka gaystay gudaha Dalka
- Aug 25, 2019
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul uga hadashay weerarkii   Ciidamada Kenya ay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo si Cajiib ah markii ugu horeysay kaga hadlay Maqaanka Muqsisho
- Aug 25, 2019
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay ...
DAAWO:-Cali Maxamed Geedi Fariin Culus udiray dowlada Fadaraalka Somalia
- Aug 25, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=GUxyhmq_aqY