Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maxaad kala socota beesha dhulbahante & wasiirada ay ka heleen xukuumada Deni

 Iyadoo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi DENI uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan.

Siciid Deni ayaa Markiiba lagu dhaliilay Inuu Beesha uu kasoo jeedo ee Haysata madaxwyanaha uu siiyey Wasiirada, Arimaha Gudaha, Maaliyadda,  iyo Amniga.

Sido kale waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xilalka iyo Sawirada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee kasoo dhex muuqday Xukuumadda cusub ee Puntland.

1- Wasiirka Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xassan oo kasoo jeeda Gobolka Sool. / Kalabaydh.

2- Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) oo kasoo jeeda Gobolka Sool / Boocame.

3- Wasiirka Warfaafinta iyo  Isgaadhsiinta Cali Xassan Axmed (Sabarey) oo kasoo jeeda Gobolka Sool, Kana mid ahaa Hogaankii Sare ee Jabhadii SSC.  Gobolka Sool / Gambadhe.

4- Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo kasoo jeeda  Gobolka Cayn / Buuhoodle.

5- Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse  Gobolka Cayn / Buuhoodle.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Baroordiiq |Xaaskayga
- Jul 20, 2019
Xaaskaygu isku Xirfad ayaan ahayn waxay igula kaftami jirtey “Caafimaadka waxaan u Bartay inaan Bulsho badan ...
DAAWO MUUQAAL: Muuse Biixi Oo U Soo Hanjabay Farmaajo+Dagaalka Cusub
- Jul 20, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=RX4twNhcDlk
TOP DHAGEYSO: Xildhibaannada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hadlay Markabkii Xoolaha+Dagaal Siyaasadeed
- Jul 20, 2019
Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Soomaaliland ayaa ...