Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Aqalka Sare Oo Xukuumadda U Gudbinaya Cabasho Ka Timid Hir-Shabeelle

Sanoter Cusmaan Axmed Macow oo ka mid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa sheegay inay soo gaartay cabasho ah in amaanka deegaanada Hir-Shabeelle ay AMISOM kala wareegeyso dowladda Federaalka,hayeeshee Madaxda Hir-Shabeelle ay qabaan inaysan dowladda ku filneyn.

Waxa uu sheegay in Wasiirka Amniga Hir-Shabelle uu cabashadaas uu soo gaarsiiyay kana aqbaleen,isla markaana ay u gudbin doonaan Madaxda Dowladda Federalka Soomaaliya si wax badan looga bedelo.

Weli ayuu sheegay in aan la gaarin xilligii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed u diyaar garoowi lahaayeen inay amaanka dalka kala wareegaan Ciidamada AMISOM oo dowladda ka caawiya dhinaca amniga,balse Aqalka Sare uu Go’aan ka qaadan doono.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...