Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Barlamaanka Puntland oo Ku Dhawaaqay Go’aan ka Farxiyey Madaxweyne Denni muxuu ku saabsan yahay?

Barlamaanka dowlada Puntland ayaa kulankoodii maanta ku go’aamiyey in golaha cusub ee wasiirada dowladda Puntland ay ku meel mariyaan si aqlibiyad wadareed ah iyadoo aan mid mid codka kalsoonid loogu qaadi doonin.

Kulanka barlamaanka ee maanta oo ay fadhiyeen 53 mudane ayaa 26 xubnood oo kamid ah u codeeyeen in xukuumadda si wadar ah loo ansixiyo halka 24 xildhibaan ay diideen 3 kalena ka aamustay.

Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo shir-guddoominayey kulanka ayaa ugu dambeyntii ku dhawaaqay natiijada ka soo baxday codeynta oo ah in si wadar ah loo ansixiyo golaha wasiirada cusub.

Baarlamanka ayaa hore u go’aamiyay in xukuumadda cusub mid-mid loo ansixiyo si loo hubiyo tayada shakhsiga wasiirka noqon doona hase yeeshee go’aankaasi ayaa haatan meesha ka baxay.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu berri ku dhawaaqo liiska golaha wasiirada cusub .

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dawladda Somalia oo si adag uga Hadashay Duqayn Kenya ka gaystay gudaha Dalka
- Aug 25, 2019
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul uga hadashay weerarkii   Ciidamada Kenya ay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo si Cajiib ah markii ugu horeysay kaga hadlay Maqaanka Muqsisho
- Aug 25, 2019
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay ...
DAAWO:-Cali Maxamed Geedi Fariin Culus udiray dowlada Fadaraalka Somalia
- Aug 25, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=GUxyhmq_aqY