Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Faah Faahin Nabadoon Cabdiqani Maxamed Cabdi Baalle oo Lagu Dilay Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in xalay Magaaladaas lagu dilay nin Nabadoon ahaa oo Magaaladda caan ka ahaa.

Nabaddoonka oo lagu magacaabi jiray Cabdiqani Maxamed Cabdi Baalle ayaa lagu dilay xaafadda Israac ee waqooyiga Gaalkacyo gaar ahaanna nawaaxiga Isbartiimada kubadda cagta cawaale


Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kulan aan caadi ahayn yeelanaya
- Aug 19, 2019
Madaxweynaha Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeesheen ...
DAAWO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo
- Aug 19, 2019
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo ...
DAAWO:-Wasaarada Amniga Jubbaland oo sheegtay in lagu been abuurtay
- Aug 19, 2019
https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/646499089193725/