Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Saraakiisha Ciidamada oo deegaanka Araare kusoo bandhigay hub ay kasoo furteen kooxda Al shabaab

Saraakiisha Ciidamada Dawlad Gobaledka Jubbaland ayaa deegaanka Araare ee gobolka Jubbada Hoose kusoo bandhigay hub ay kasoo furteen malayshiyaadka kooxda Al shabaab.

Hubkaan ayey ciidamadu kusoo furteen howlgaladii ay sameeyeen saacadahii lasoo dhaafay, waxaa sidoo kale jira meydad ay ka carareen kooxda Al shabaab.

Ciidamadu waxay soo bandhigeen meydka dagaalame kamid ah Shabaabkii dagaalka lagu dilay.

Waxaa jira meydad kale oo ay ciidamadu kasoo qaadeen goobahii ay howlgalada ka sameeyeen laakiin wax sawir ah lagama soo qaadin jirkooda oo aad u bur buray awgeed.

Ciidamada Dawlad Gobaledka Jubbaland oo taageero ka helaya ciidamada Maraykanka ayaa dharbaaxo xun ku dhuftay malayshiyaadka Al shabaab.

Saraakiisha ciidamadu waxay sheegeen in howlgaladii ugu dambeeyey kooxdu ku wayday ku dhowaad 40 dagaalame.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...