Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waxgaradka gaarisa oo tageeray in dib loo doorto axmed madoobe

Isimaada iyo Waxgaradka Beel kamid Ah Beelaha ku Sugaan Magaalada Garissa ee ismamulka Somalida Kenya Aya Taageero Buuxda La Garab istaagay Dawlad Gobaledka Jubbaland iyo iyo maamulka uu hada talada u hayo axmed madoobe


Odoyaasha shirka yeeshay ayaa Sheegay inay Dib u Soo Dooran Axmed Madoobe Doonaan Madama iyaagu Soo Xuulayan Xildhibaanada Cusub ee Dawlad Gobaledka Jubbaland taasi oo sida muuqata iska hor keeni karta shacabka jubbaland ku midaysan oo xiligan sida iska cad u soo dulqaatay hagar daamo uu axmed madoobe ku dhawaad todobo sano ku soo maamulay

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kulan aan caadi ahayn yeelanaya
- Aug 19, 2019
Madaxweynaha Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeesheen ...
DAAWO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo
- Aug 19, 2019
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo ...
DAAWO:-Wasaarada Amniga Jubbaland oo sheegtay in lagu been abuurtay
- Aug 19, 2019
https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/646499089193725/