Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Madaxweyne Farmaajo Oo Telefoon Kula Soo Hadley Ex Wasiir Abgaal

Raysal wasaare ku xigeenka dawlada Somaliya Md Mahdi Maxamuud Guuleed  ( Khadar )  ayaa waxaa uu shaaciyey isaga oo ku sugan magaalada London  in madaxweyne Farmaajo uu khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ex Wasiir Abgaal .

Raysal Wasaare Khadar ayaa  sheegay In Farmaajo Siyaasi Abgaal uga  hanbalyeeyey in uu qirtey Hanti uu  ku leexatey wakhtigii uu wasiirka  isla markaana uu shacabka cafis weydiistey , waxaana uu  Farmaajo u cadeeyey in ay arintaasi tahay mid wanaagsan kaga dayan doonana iyagu

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO:-Khilaafka Kenya iyo Somaliya oo Cirka isku Shareray+Kulamo Xasaasi ah Madaxtooyada.
- Feb 17, 2019
https://youtu.be/DADJEXPUZt0
MUUQAAL:-Mustafa Cagjar oo Jigjiga Kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Itoobiya
- Feb 17, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=2obpuzeG72A
DHAGEYSO:-Afhayeenka XisbigaWaddani”Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran”
- Feb 17, 2019
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay ...