Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiir Sacad Oo Sheegay In Kiradii Dekada Berbera La Sii Qadintey

 Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo su,aalo adag la weydiiyey dood cilmiyeed Hargeysa lagu qabtey .

Wasiir Sacad oo Su,aal la weyey ka jawaabey ayaa  shaaciyey markii ugu horeysay in lacagtii kirada aheyd ee sanadkan laga qaadi lahaa shirkada Dp ee dekada Berbera Maamusha la soo qadintey .

Sidoo kale Wasiir Sacad ayaa shaaciyey in saldhiga Imaaraadka ee Berbera  aan laga qaadi doonin wax kiro ah balse ay Somaliand ku bedelatay in loo dhiso jid isku xidha Berbera iyo Wajaale.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo maanta kulan aan caadi ahayn yeelanaya
- Aug 19, 2019
Madaxweynaha Dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeesheen ...
DAAWO:-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo
- Aug 19, 2019
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Degmada Baardheere ayaa Al-Shabaab kala wareegay saldhiyo ...
DAAWO:-Wasaarada Amniga Jubbaland oo sheegtay in lagu been abuurtay
- Aug 19, 2019
https://www.facebook.com/JLTVOfficial/videos/646499089193725/