Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Imaaraadka Oo War Ka Soo Saaray Dilkii Paul Fermosa

Dowladda isug taga Imaaraadka Carabta ayaa markii ugu horreysay ka hadashay dilkii dhawaan Boosaaso loo geystay Paul Anthony Fermosa oo ahaa madaxii shirkadda DP World ee dekedda magaaladaasi.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi Sh Cabadalla Bin Zayid Al Nahyaanayaa si xoogan u cambaareeyay dilka ninkaasi, isagoona xusay in dowladdisu ay aad uga xuntahay.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Puntland in ay ilaaliso ammaanka shaqaalaha shirkadda DP World ee ku sugan deegaanada maamulkaasi.

Afartii bishan ayey aheyd markii Al Shabaab Paul Anthony Fermosa ay ku dileen agagaarka dekedda Boosaaso, kaas oo dhalasho ahaan ka soo jeeday dalka Malta.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay sharuudaha iyo tilmaamaha todobaadka Imtixaanka shahaadiga
- Apr 25, 2019
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiirka Ganacsiga Somalia oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China
- Apr 25, 2019
Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Norway U Qaabishan Arrimaha Goballada
- Apr 25, 2019
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed khayr Cabdi ayaa maanta ...