Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Dekedda Muqdisho oo Laga Dejinayo Sokor Dhacday oo Kenya Laga Soo Diiday

Ku dhawaad 40,000 oo tan oo sokor ah islamarkaana ay soo dhoofisay shirkada Darasa Investment Limited ayaa Jimcihii dib loogu celiyay Brazil kadib markii ay la ogaaday in tayadeedu ay liidato.
Markabka siday sokortan oo lagu magacaabo MV Iron Lady, ayaa ka dhaqaaqay dekedda Mombasa shalay galab 3.30 daqiiqo.

Koox ka kooban hay’ado badan oo ka tirsan Hay’adda Dakhliga Kenya, Maamulka Dekadaha Kenya, Ciidamada Bada ee Kenya, Sirdoonka Qaranka, iyo Saraakiisha police-ka ayaa ayaa is hortaagay dejinta sokorta kahor inta aysan amrin dowladdu in dib loogu celiyo waddanka uu asal ahaan ka soo jeedo ee Brazil.

Guddoomiyaha Guddiga Fulinta iyo kormeerka Canshuuraha Kenneth Ochola ayaa xaqiijiyay in sokorta dib loogu celiyey dalka Brazil.

Balse Markabka Sokorta wada Kenya ee laga soo diiday ayaa ku soo xirtay Dekedda Magaaladda Muqdisho, waxaana bilaabatay dejinta Sokortaas.

Dhanka kale Dowladda Soomaaliya ayaa Canshuurtay Markabkaan waxaana hada socota dejintiisa.

Warar soo baxaya sheegaya in Gacanacsato Soomaali ah ay qiimo jaban ku soo qaatayn.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Wasaaradda waxbarashada XFS oo shaacisay sharuudaha iyo tilmaamaha todobaadka Imtixaanka shahaadiga
- Apr 25, 2019
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiirka Ganacsiga Somalia oo Beijing kula kulmay Madax ka tirsan Dawladda China
- Apr 25, 2019
Shir u dhexeeya dowladaha Afrika iyo Shiinaha oo ku saabsan iskaashi iyo wax wada ...
DAAWO SAWIRRO:-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Dalka Oo la Kulmay Agaasimaha Guud ee Norway U Qaabishan Arrimaha Goballada
- Apr 25, 2019
Wasiir dowlaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed khayr Cabdi ayaa maanta ...