Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Afmadow Madaxweynaha Jubbaland oo dhagax dhigay xarun lagu tababari doono ciidanka Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhagax dhigay dhismaha dugsiga tababarka Ciidanka Darawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Degmada Afmadow.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan wasiiru Dowlaha Amniga Isaaq Maxamed Xasan Sarakiisha ugu saraysa Ciidamada ayaa u kuur galaya qaabka loo dhisayo dugsigan oo noqon doona midka ugu tayada wanaagsan ee lagu tababari doono Ciidamada Darawiishta halkaas oo ay ku qaadan doonan Casharo lagu dhisayo garaadkooda iyo jidhkoodaba.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa uu halkaasi ka wadaa qorshihii ugu dambeeyay ee Al-shabaab looga saari lahaa deegaanada ka maqan gacanta Maaamulka Jubbaland.

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU