Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Saddex Qof oo ku dhimatay mudaharaadyada ka socda Dalka Suudaan

Ugu yaraan Saddex Qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacantay , Mudaharaadyo ka socday Magaalada Labaad ee ugu weyn Dalka Suudaanta waqooyi ee Omdurman.

Dilka ayaa djacay markii ay Boliiska Dalka Suudaan Rasaas nool ku fureen Dad dhigayay Dibed baxyo looga soo hor-jeedo Dowladda, sida ay Wakaaladda Wararka ee Anadolu u sheegeen Saraakiisha Caafimaadka ee Dalkaas.

Af-hayeen u hadlay Booliska Suudaan oo lagu Magacaabo, Hashim Cabdul-Rahim , ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay heleen warbixinno sheegaya in ay jirto Saddex dhimasho ah iyo tiro aan wali la ogaan oo dhaawac ah, wuxuuna sheegay in ay baari doonaan dhacdadaasi, mar uu u warramayay Wakaaladda Wararka Suudaan ee SUNA.

Mas’uuliyiinta Dalka Suudaanta Waqooyi ayaa sheegay in tan iyo markii ay bannaan baxyadu ka billoowdeen halkaasi ay dhimashu gaareyso 22 Qof, halka Ururrada mucaaradka ahna ay ku doodayaan inay rabshadaha ku geeriyoodeen 40 Shacab ah.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

5 Waxyaabood oo Islaamku Dunida kusoo Kordhiyey (Video)
- Jun 19, 2019
Waxaa jira waxyaabo muhiim ah oo aqoonyahanadii Islaamku dunida kusoo kordhiyeen hadana caalamku ka ...
DAAWO;-Puntland Sheegtay In Vise Ama Dalku Gal Lagu soogali Doono Deeganadeeda
- Jun 19, 2019
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay ...
DAAWO-Villa Somalia oo Qorsheysay Amniga Doorashada Jubaland
- Jun 19, 2019
https://youtu.be/dUN3ejREoJU