Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Faysal Cali Waraabe”Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saaxiibo Ayaan Nahay Horumar Ayuuna Horseedayaa Ana Garoowe Ayaan”

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah UCID Somaliland Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay doorashadii madaxtinimada Puntland ee dhowaan ka dhacday magaalada Garoowe.

Gudoomiya UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweynaha la doortay ee Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ay yihiin saaxiibo isku dheer uuna ugu hambalyeynayo xilka uu ku guulaystay.

Waxa uu sheegay inuu yahay shaqsi wanaagga jecel isla markaana uu ka rajaynayo inuu ka shaqeeyo ammaanka iyo deris wanaagga guud ahaan dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland iyo Somaliland.

Faysal Cali Waraabe ayaa xusay in Madaxweyne Denni uu Puntland u horseedi karo horumar iyo nabad isla amrkaana uu ka gudbin karo marxaladaha ku xeeran xilli ay siweyn isu hayaan maamulka Somaliland ee uu kunool yahay.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO: Munaasibada 26-Ka June iyo Madaxwayne Farmaajo oo ka Qayb galay
- Jun 26, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda uga qeyb galay Guriga ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho ka Sheegay Hadal Taariikhiya
- Jun 25, 2019
https://m.youtube.com/watch?v=dLVNbCKoZ24
Dawladda Somalia oo Waxba kama jiraan ku sheegtay Shirkii Nairobi iyo Wadahadalka Somaliland [Warbixin
- Jun 25, 2019
Dawladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaantay Wadahadal  la sheegay inay Nairobi kula ...