Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WAR DEG DEG AH:-Ra’iisul Wasaaraha Somalia Oo Magacaabis Deg Deg Ah Sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka.

Guddigaan ayaa ka kooban 11 Xubnood oo 8 ka mid ah ay ka mid yihiin Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo Duqa Muqdisho,Hanti Dowraha Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Guddigaan ayaa waxa ay ka Shaqeyn doonaan soo celinta Hantida Qaranka iyo meelaha loo bahaan yahay in laga bilaabo.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Galmudug Oo Wafdi U Dirtay Deegaanka Xeraale
- Mar 20, 2019
Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta wafdi dhex dhexaadin ah u diray deegaanka ...
Rag Ka Tiran Al Shabaab Oo Lagu Xukumay Muqdisho
- Mar 20, 2019
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur ...
Daawo :Dagaalka Dekedaha Geeska Afrika Soomaaliya iyo Jabuuti .
- Mar 20, 2019
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka Barnaamijkii Dagaalka Dekedaha ee ay ALJAZEERA TV diyarisay ...