Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Qaatay Guddoonka Golaha Wakiillada

Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa waxa ay kulan la yeesheen guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed iyo labadiisa ku xigeen.

Kulanka oo Saacado qaatay ayaa labada dhinac waxa ay uga wada hadleen masuuliyadaha iyo shaqooyinka hor yaalla Madaxweynaha Puntland iyo guddoonka Cusub.

Madaxweynaha Cusub ee Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta waxaa uu kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli Gaas iyo Saraakiisha laamaha Amniga Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO: Munaasibada 26-Ka June iyo Madaxwayne Farmaajo oo ka Qayb galay
- Jun 26, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda uga qeyb galay Guriga ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho ka Sheegay Hadal Taariikhiya
- Jun 25, 2019
https://m.youtube.com/watch?v=dLVNbCKoZ24
Dawladda Somalia oo Waxba kama jiraan ku sheegtay Shirkii Nairobi iyo Wadahadalka Somaliland [Warbixin
- Jun 25, 2019
Dawladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaantay Wadahadal  la sheegay inay Nairobi kula ...