Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda Ingiriiska Oo Saldhig Millatari Ka Sameysan Doonta Deegaanada Soomaaliland

Arrintan ayaa soo shaac baxday, kadib, markii uu Xoghayaha Difaaca ee dalka Britain,Gavin Williamson dhawaan booqday magalladda Hargeysa, oo uu Kulan kula yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.

Kulankaasi waxaa looga wada hadlay qaabka loo xoojin karo xiriirka Britain iyo Somaliland, iyadoo ay Britain horey u gumeysan jireen Somaliland oo ku taalla W/Galbeed ee Somalia.

Warar ayaa waxay sheegayaan inay Britain doonayso inay  Saldhig Milliteri ku yeeshaan Geeska Afrika, wuxuuna Socdaalka Xoghayaha Difaaca  Britain, Gavin Williamson ku tegay Somaliland ku soo beegantay hal isbuuc kadib, markii uu sheegay inay Britain doonayso inay Saldhigyo Milliteri oo cusub ka dhistaan dalalka Caalamka, marka ay Britain ka baxdo Ururka Midowga Europe.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ali says:

    Dowladda federaalka somalia haddii aysan kawarhaynin oo aan wax idin laweydiisanin, ogow qatar teeday leedahay, waayo madax banaanida somalia aya lagu xadgudbay, haddii aan xiriir lala sooyeelanin dfs. Waxaad ogaata in u xariirka villa somalia iyo ingiriiska u xumaaday




ad

Latest News

Madaxda dalka oo loogu baaqay in Jawaab cad ay ka bixiyaan Qariirada loogu gefay Qaranka Soomaaliya
- May 27, 2019
Hogaanka dowlada soomaaliya ayaa si deg deg ah loogu baaqay in jawaab waafi ah ...
Caro xoogan oo ka dhalatay Qariirada Afrika oo Itoobiya ay ka saartay Soomaaliya
- May 27, 2019
Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad u hadal haya qariirad Afrika oo la soo dhigay bogga ...
Guddoomiye Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah Kuxigeenadiisa
- May 27, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaqo joojin ...