Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha galmudug garabka cadaado oo sheegay in is badal cusub ka dhacay garoowe

Madaxweynaha maamulka Galmudug ee garabka Cadaado Axmed Maxamuud Xasan  ayaa ugu horreyn soo dhaweeyay qaabka ay u dhacday doorashada Puntland, laguna doortay hoggaan cusub.

Axmed Baasto ayaa shaaca ka qaaday is bedalka ku yimid maamulkaasi iyo guud ahaan dowlad goboleedyada kale uu yahay mid loo baahnaa,xilligani.

Waxaana uu intaasi ku daray in uu dhamaaday waqtigii khilaafka, islamarkaana looga baahan yahay madaxda cusub in ay wada shaqeyn dhab ah la yeeshaan Dowladda Dhexe

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO: Munaasibada 26-Ka June iyo Madaxwayne Farmaajo oo ka Qayb galay
- Jun 26, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda uga qeyb galay Guriga ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho ka Sheegay Hadal Taariikhiya
- Jun 25, 2019
https://m.youtube.com/watch?v=dLVNbCKoZ24
Dawladda Somalia oo Waxba kama jiraan ku sheegtay Shirkii Nairobi iyo Wadahadalka Somaliland [Warbixin
- Jun 25, 2019
Dawladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaantay Wadahadal  la sheegay inay Nairobi kula ...