Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Janeraal Asad Cismaan”Cadowga Puntland Waxaan Leenahay Waan Isku Duubanahay

Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi oo ahaa musharixii wareegii ugu dambeeyay doorashada Puntland kula tartamay Madaxweynaha Cusub ee Puntland ayaa marka hore u hambalyeeyay Madaxweyne Siciid Deni.

Waxa uu sheegay in u Alle uga baryayo in uu xilka u fududeeyo Madaxweynaha Cusub ee Puntland,isla markaana Puntland ay wada jecel yihiin kana guuleysanayaan Cadawga Puntland.

Cadowga Puntland waxaan leenahay Puntland waa isku duubantahay cidna waxba kama qaadi karto waana ay guuleysaneysaa Insha Allah ayuu yiri Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi”

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO: Munaasibada 26-Ka June iyo Madaxwayne Farmaajo oo ka Qayb galay
- Jun 26, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda uga qeyb galay Guriga ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho ka Sheegay Hadal Taariikhiya
- Jun 25, 2019
https://m.youtube.com/watch?v=dLVNbCKoZ24
Dawladda Somalia oo Waxba kama jiraan ku sheegtay Shirkii Nairobi iyo Wadahadalka Somaliland [Warbixin
- Jun 25, 2019
Dawladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaantay Wadahadal  la sheegay inay Nairobi kula ...