Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xasan Sheikh Oo Hambalyo U diray Madaxweynaha cusub ee puntland

Madaxaweynihii Hore Soomaaliya Xasan Sheikh maxamuud ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Siciid Cabdilaahi Dani.

Xasan Sheikh Oo ka hadlaaya doorashada Maanta ka dhacday puntland ayaa yidhi’Waxaaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid Cabdullahi Deni. Doorashadda dhacday, waxay caddeyn u tahay sida Puntland u dhaqaaqday iyo horumarka la gaaray.

Waxay sidoo kale tilmaam ka bixinaysaa sida shacabka iyo siyaasiyiinta Puntland ugu bisil-yihiin dimuqraadiyadda iyo dowladnimada,
Waxaan Madaxweynaha cusub u rajeynayaa in uu Alle la garab galo gudashada waajibka loo igmaday.’

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...