Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

R/wasaare Kheyre oo u Hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Puntland

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Dani.

“Waxaan u hambalyeynayaa madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Dani.Waxaan Alle uga baryayaa in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo igmaday.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Shacabka iyo Masuuliyiinta Puntland ugu baaqay inay la shaqeeyaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdulaahi Dani.

“Shacabka & mas’uuliyiinta Puntland waxaan ugu baaqayaa in lala shaqeeyo madaxwayne Siciid”.

Saciid Cabdulaahi Dani ayaa ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha Puntland ee ka maanta ka dhacday Garowe, isagoo Wareega Sedexaad helay 35-cod.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Galmudug Oo Wafdi U Dirtay Deegaanka Xeraale
- Mar 20, 2019
Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta wafdi dhex dhexaadin ah u diray deegaanka ...
Rag Ka Tiran Al Shabaab Oo Lagu Xukumay Muqdisho
- Mar 20, 2019
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur ...
Daawo :Dagaalka Dekedaha Geeska Afrika Soomaaliya iyo Jabuuti .
- Mar 20, 2019
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka Barnaamijkii Dagaalka Dekedaha ee ay ALJAZEERA TV diyarisay ...