Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Muxuu C/weli Gaas Ka Yiri Doorashadii Ka Dhacday Garoowe

Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorashadii ka dhacday Garoowe ayaa ugu horreyn u hambalyeeye madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Dani.

Wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay nidaamkii ay doorashadaasi u dhacday, sidoo kalena u hambalyeenayo madaxweynaha cusub.

Gaas ayaa sheegay in Dani uu yahay shaqsi aqoon leh, wax badanna ka qaban kara xaaladda guud ee Puntland.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

SAWIRRO: Munaasibada 26-Ka June iyo Madaxwayne Farmaajo oo ka Qayb galay
- Jun 26, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda uga qeyb galay Guriga ...
MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Muqdisho ka Sheegay Hadal Taariikhiya
- Jun 25, 2019
https://m.youtube.com/watch?v=dLVNbCKoZ24
Dawladda Somalia oo Waxba kama jiraan ku sheegtay Shirkii Nairobi iyo Wadahadalka Somaliland [Warbixin
- Jun 25, 2019
Dawladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku Tilmaantay Wadahadal  la sheegay inay Nairobi kula ...