Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Senator Faroole “Waa Maalin Isbedal Xalaal Ah Uu Ka Dhacay Puntland”

Senator C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in doorashadii madaxweynaha ee ka dhacday Puntland ay tahay mid taariikhi ah islamarkaana xalaal ah.

Wuxuu sheegay in xildhibaannada Puntland ay doorteen shaqsi ku haboon in Shanta sano ee soo socota hoggaamiyo Puntland.

Wuxuu tilmaamay in Dani uu wax badan ka qaban doono Puntland, islamarkaana loo baahan yahay in dadka uu ka saaro dhibaatada haysa.

Faroole ayaa dhanka kale ka dalbaday shacabka Puntland in ay la shaqeeyaan madaxweynaha cusub ee Puntland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...