Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Axmed Karaash oo Noqday Madaxwayne ku xigeenka Cusub ee Puntland

Axmed Cilmi Cismaan ( Axmed Karaash ) Ayaa ku Guulaystay Xilka Madaxwayne ku xigeenka ee Puntland, Isagoo Helay 47 Cod kana Guulaystay Cabdi Qowdhan oo heley 19 Cod.

Axmed Karaash ayaa horay usoo Noqday Madaxwaynaha Khaatumo, Wuxuuna Xilala kala duwan oo Wasiirnimo kasoo Qabtay Puntland, Iyadoona Xukuumadii ugu dambaysay ee C.wali gaas uu Wasiir ka ahaa.

Madaxwayne Ku xigeenka Cusub ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan Axmed  ayaa waxaa Horyaala Howlo balaadhan, oo ay ugu horayso Arinta Gobolka Sool,  oo Mushariixintu ay siwayn diirada u saareen Xiligii Ololaha Doorashada.

Madaxwaynaha la dooortay Siciid Cabdullahi Deni ayaa Salaamay Madaxwayne ku xigeenka markii ay soo dhamaatay Tiritintii Codadka Wareegii Saddexaad oo Guushu ay raacday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Galmudug Oo Wafdi U Dirtay Deegaanka Xeraale
- Mar 20, 2019
Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta wafdi dhex dhexaadin ah u diray deegaanka ...
Rag Ka Tiran Al Shabaab Oo Lagu Xukumay Muqdisho
- Mar 20, 2019
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur ...
Daawo :Dagaalka Dekedaha Geeska Afrika Soomaaliya iyo Jabuuti .
- Mar 20, 2019
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka Barnaamijkii Dagaalka Dekedaha ee ay ALJAZEERA TV diyarisay ...