Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo saaka dooranaya madaxweyne

Waxaa saaka lagu wada in barlamanka puntland ay doortaan madaxweynaha cusub ee shanta sano ee soo socota hogaamin doona masiirka shacabka puntland.

Magaalada garoowe xalay lama kala seexaan waxaana kulmo gooni gooni ah uu dhexmaray qaar ka mid ah musharxiinta iyo xubnaha barlamanka oo gacanta ku haya cida noqonaysa madaxweynaha cusub

Ragga hadda ugu horeeya tartanka waxaa ka mid ah madaxweynaha talada haya cabdi wali maxamed cali gaas ,Eng. Maxamuud Khaliif Jebiye ,siciid cabdulaahi denni oo la sheegayo in hoos u dhac xalay ku yimid dhanka jeebka ama lacagta oo ka dhigtay mid dhinac ay xildhibanadu ka maraan kala iibsiga codka xildhibanada ayaa xalay gaadhay 150 kun oo dollar dr cali ciise iyo cali xaaji ayaa meesha iyaguna ku jira waana ragga meesha ka wada dar dar xoogan

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Galmudug Oo Wafdi U Dirtay Deegaanka Xeraale
- Mar 20, 2019
Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta wafdi dhex dhexaadin ah u diray deegaanka ...
Rag Ka Tiran Al Shabaab Oo Lagu Xukumay Muqdisho
- Mar 20, 2019
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur ...
Daawo :Dagaalka Dekedaha Geeska Afrika Soomaaliya iyo Jabuuti .
- Mar 20, 2019
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka Barnaamijkii Dagaalka Dekedaha ee ay ALJAZEERA TV diyarisay ...