Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Somaliland : ”Inuu Farmaajo Hargaysa yimaado ceeb uma aragno haddii…”

“Haddii uu maanta Madaxweynaha Soomaaliya Hargeysa imaanayo oo arrinteena aan kala hadlayno anigu ceeb ku jirta ma arko.” ayuu yiri Xoghayaha Xisbiga Waddani mar la weydiiyey  sababta uu ula kulmay rag ka socdey DF Somalia.

 

Khadar Xuseen oo ah Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa ka hadlay go’aankiooda ku aaddan sida loo wajahayo madaxda DF Somalia oo ay Somaliland sheegato inaysan hoos tegin

Khadar ayaa sheegay in Somaliland ay ku khasban tahay inay xaqiiqada jirta wajahdo, maaddaama aysan jirin dowlad beer jileec u muujinaysa qaddiyadda Somaliland ay tahay la xaajoodaan dowladda Somalia, isagoo farta ku godey in ay tahay inay inta garnaqsadaan ay bedelaan qaabka ay ku socdaan.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...