Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhoolatus : Jubbaland oo soo bandhigtay Awoodeeda Ciidan . (VIDEO)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Ciidamo isku dhaf ah oo loo diyaarinayo xoraynta Gobolka Jubbada Dhexe iyo isku furista Degmooyinka Gobolka Jubbada Hoose kuwaas oo waayadii u danbeeyay tababar iyo isku habayn lagu waday.

Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Taliyayaasha Ciidamada ugu Sareeya iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta Dowlada waxaa uu kormeeray Ciidamadan oo ay kamid yihiin qaybo loogu tala galay Xasilinta iyo sugida Amniga Magaalada Kismaayo inta ay howlgaladu socdaan isagoo ku booriyay in ay u diyaar garoobaan howlgalo qorshaysan iyo abaabulka Dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.

Ciidamadan waxaa ay xorayn doonan Degmooyinka Jamaame Jilib iyo Badhaadhe oo ka kala tirsan Jubbada Hoose iyo Jubbada dhexe kuwaas oo Argagixisada laga saari doono maalmaha soo socda sida uu Madaxweynahu sheegay iyadoo sidoo kale Ciidamadan qayb kamid ah oo katirsan Ciidamada Booliska ay sugi doonan Amniga Caasimada KMG ah inta howlgaladu ay socdaan iyadoo ay si dhow ula shaqayn doonan laamaha kale ee amniga sida uu sheegay Madaxweynahu.

Halkan hoose ka daawo 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Dowladda kenya oo dad badan u xidhay weerarkii hoteelka Nairobi
- Jan 18, 2019
Laamaha amniga ee dalka Kenya ayaa sheegay in 9 ruux ay usoo xireen tuhun ...
Xiisad Ka Taagan Degaan Hoostaga Gobolka Sh/Dhexe
- Jan 18, 2019
Sida ay ku waramayaa illo degaanka ah, waxaa degaanka Ceel-baraf oo hoos-taga degmada Mahadaay ...
Halgamaa Muuro; Halyey Qaran oo naga baxay
- Jan 18, 2019
Innaa Lillaahi Wa’inaa Ilaah Rajicuun Geeridu waa xaq. Waxaa Umadda Soomaaliyeed  ka baxay dhawaanna ...