Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Jubbaland oo Ciidamo badan Diyaarado ku geysey Afmadow.

Ciidamadan ayay jubbaland sheegtay in loo diyaarinayo dib u xoraynta iyo isku furista Degmooyinka Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe

Ciidamadan waxaa ay xorayn doonan Degmooyinka Jamaame Jilib iyo Badhaadhe oo ka kala tirsan Jubbada Hoose iyo Jubbada dhexe kuwaas oo Argagixisada laga saari doono maalmaha soo socda sida sheegay war saxaafadeed ay soo saartay maamulka jubbaland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO .

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Galmudug Oo Wafdi U Dirtay Deegaanka Xeraale
- Mar 20, 2019
Madaxda sare ee maamulka Galmudug ayaa maanta wafdi dhex dhexaadin ah u diray deegaanka ...
Rag Ka Tiran Al Shabaab Oo Lagu Xukumay Muqdisho
- Mar 20, 2019
Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur ...
Daawo :Dagaalka Dekedaha Geeska Afrika Soomaaliya iyo Jabuuti .
- Mar 20, 2019
Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Nuxurka Barnaamijkii Dagaalka Dekedaha ee ay ALJAZEERA TV diyarisay ...