Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay bedelayso wakiilkeedii Soomaaliya Haysom.

Xoghayaha guud ee QM António Guterres ayaa sheegay inuu ka xun yahay go’aanka dowladda Soomaaliya ay shaaca uga qaaday in wakiilkiisii Soomaaliya Nicholas Haysom aan dalka laga rabin (persona non grata)
Gutteres ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay inuu kalsooni buuxdo ku qabo Mr. Hasyom, 
haddana waxaa xoghayaha guud ee QM ahaan iga go’an xaqiijinta baahiyada dadka Soomaalida, oo ah shaqada hormuudka u ah xafiiska QM ee Soomaaliya. UNSOM waxay u baahan tahay inay sii waddo shaqadeeda taageeridda Soomaalida”
“Sidaas darteed waxaan soo magacaabayaa wakiilka cusub oo madax ka noqon doona xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM, sida ugu dhaqsiyaha badan” ayuu yiri.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres uu ugu yaraan Labo Jeer uu qadka Teleefanka kula hadlay Madaxwaynaha Soomaaliya isagoo ka codsaday in Soomaaliya ka laabato Go’aanka lagu Ceyriyay Haysom, hase ahaatee Madaxwayne Farmaajo waa diiday dalabkaasi, sidaasi waxaa sheegay afhayeenka Antonio Guterres Farxaan Xaq oo war saxaafadeedkan akhrinaya

HALKAN  HOOSE KA DAAWO WAR SAXAAFADEDKA 

-14:35

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. c/qani says:

    Amisom-na Halaga Cayriyo Dalka Somaliya.

    Dalka Soomaaliya Gacanta Shacabka Halagu Sooceliyo.

    Shisheeyaha Iyo Kalkaaliyaashoodana!!?
    Halaga ‘Sifeeyo Somaliya.

  2. c/qani says:

    Amisom-na Halaga Cayriyo Dalka Somaliya.

    Dalka Soomaaliya Gacanta Shacabka Halagu Sooceliyo.

    Shisheeyaha Iyo Kalkaaliyaashoodana!!?
    Halaga ‘Sifeeyo Somaliya. Iyo Arrimaheeda Gudaha.

  3. c/qani says:

    Amisom-na Halaga Cayriyo Dalka Somaliya.

    Dalka Soomaaliya Gacanta Shacabka Halagu Sooceliyo.

    Shisheeyaha Iyo Kalkaaliyaashoodana!!?
    Halaga ‘Sifeeyo Somaliya. Iyo Arrimaheeda Gudaha Iyo Siyaasadda.




ad

Latest News

Madaxda dalka oo loogu baaqay in Jawaab cad ay ka bixiyaan Qariirada loogu gefay Qaranka Soomaaliya
- May 27, 2019
Hogaanka dowlada soomaaliya ayaa si deg deg ah loogu baaqay in jawaab waafi ah ...
Caro xoogan oo ka dhalatay Qariirada Afrika oo Itoobiya ay ka saartay Soomaaliya
- May 27, 2019
Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad u hadal haya qariirad Afrika oo la soo dhigay bogga ...
Guddoomiye Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah Kuxigeenadiisa
- May 27, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaqo joojin ...