Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maxaa ka jira in la xaliyay khilaafkii hogaanka puntland ka dhex jiray?

Xildhibaan Hore cabdi barre yuusuf jibriil ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda somalia wuxuu sheegay in khilaafka madaxda puntland ay ku dhex jirtay DFS Balse xiligan la xaliyay arintaas sida uu ku sheegay waraysi kooban uu bixiyay xili uu sidoo kale sheegay magacaabista guddiga la isku haystay ay tahay mid xaq uu u leeyahay madaxweyne gaas

Xildhibaanka ayaa sheegay in doorashadii madaxweyne farmaajo rajo badan laga qabay in is badal dhaco balse xiligan ay madaxda DFS Dalka galiyeen khilaaf siyaasadeed sida uu hadalka u dhigay

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...