Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya oo markale iclaamisay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Taliyaha milatariga Soomaaliya, Jen. Daahir Aadan Cilmi [Indha-qarshe] ayaa sheegay in Al-Shabaab ay “ka qoomameyn doonto” dilkii ay ugeystay Taliyihii iyo Abaanduulihii qaybta 12-ka April ee ciidanka xooga dalka.

Indha-qarshe oo markaasi kadib la hadlay warbaahinta wuxuu fariin Hanjabaad ah uu udiray xoogaga Al-Shabaab, isaga oo ku dhawaaqay dagaal aargoosi ah oo ka dhan ah kooxda xiriirka la leh Al-Qaacida.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    Dhibaatooyin Oo Dhan Waxaa Sabab U Ah Joogitaanka Iyo Faragalinta, Dalalka as Shisheeye Ee Soomaaliya Iska Maamulanaaya Soomaaliya.

    Dawladuna Ma’uuliyadeedu Waa’iney Xuduudaha (Baddaha, Dhulka Iyo Cirka) Ilaaliyaa.

    Sidookale a Shacabka Naftooda Iyo Hantidooda Iyo Diintooda, U Ilaaliyaa.

    Laakiinse Hada Waxaamuuqata In (Kistiyaankii) Dalka Kusooduulay! Iyo Dowladii Dhexe Iyo Maamul Goboleedyada. Kuli Ayka Amarqaataan!!

    Gaalada Shacabka Xasuuqaayaa Diinta Islaamka a Kuciyaaraysa Ama Ummadda Soomaaliyeed (Argsgixiso) Kushaabadeeyasa.

    War Dalka Weeraro Qaawan Ee Cir Iyo Dhul Leh Halagajoojoyo??

    Been Abuurkartaa Iyo Fulaynimadana Iskadaaya.

    Allana waa’ogyahay Idinkuna Waad Ogtihiin Inaad Baadil Kusugantihiin.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...