Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Soo dhawayntii Qalbidhagax ee jig jiga iyo hadal qiiro badan uu shacabka u jeediyay

Magalada Jigjiga ee Xarunta Dowlad Deegaanka Somalida waxaa lagu soo dhaweeyay Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF.

Qalbi-Dhagax ayaa horay dowladda Soomaaliya ugu dhiibtay Itoobiya,hayeeshee uu cafis u fidiyay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed sidaasina lagu soo daayay.

Magalada Jigjiga ayaa Maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Qalbi-Dhagax,waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay,madxda ONLF ee jigjiga ku sugan iyo taageerayaashooda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...