Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Madaxweyne gaas oo shir gudoomiyay shir lagu soo beegay xili xasaasi ah

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah amniga dalka, Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka, Ansixinta Gobalka Taleex, Degmada Yagoori iyo Warbixino Kale

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    C/wali Cali Gaas
    Gabolada Reer Khaatumo
    Qaska Iyo Foowdada Hakajoojiyo.

    Reer Khaatumo Iyagaa Wax Hogaaminkara!!

    Ee Dabadhilif* Mahgaaminkaro
    C/wali Dhibaatooyin Ma’ahee Waxwanaag Ah Lagamadheefaayo??

    Waxaana U Markhaati Ah.
    1- Dekadii Boosaaso Wa’iibsaday.
    2- Gaalkacyo Dagaal Ayuugaliyay.
    3- Shacabkii Warsangari Iyo Cali Saleebaan Argsgixiso Ayuu Kushaabadeeyay.
    4- Goboladda Puntland Iyo Goboladakale Ee Soomaaliya *Colaad Aanjirin Ayuukadhex Abuuraayaa??
    5- Waliba Waxaa Suurta sleep Ah Inuu Kuxiranyahay(Haraadiso Tigreeda) Waxaana a Dhicikarta, Inuu Gobolada Sanaag Bari Aykunoolyihiin!! Saraakiishii,Tigree Ah Oo Uu (C/wali Gaas. Halkaas Kuqarinaayo??
    Khaasatan Agagaarka “Badhan”
    Iyo Dhulkaas Howdka Ah.

    Waana In Baaritaan Qodadheer Lagusameeyo Sababta Uu C/wali Gaas
    Oogumeeraysanaayo!!
    Degmooyinka (Warsangari)
    Waqtilooga Ay (Majeerteen Iyo Dhulbahante) Ay Goboladooda Kasoocayriyeen!! Fidnadiisana Iskawaardiyaynaayaan??

    Muqdisho Iyo Galmudug Iyo Soomaali Galbeedna Laga Madnuucay??
    Xiligaasna Madoonaayo Shacabka Soomaaliweyn In Goboladda “Sanaag Bari) Saldhig Jabhad “Tigree Laga Abuuro??

    *Kadibna SOOMALI Iyo Itoobiya Lagasoo Weeraro Ama shirqoolo Lagasoo Abaabulo??

    Sidaasi Silamid Ah (Abeey Axmed) Waa’inuu Baadigoobaa Meesha Ay *Saraakiishii (Tigreeda Iyo Taageerayaashoodii) Ay Soomaaliya Kagaysteen Suganyihiin??

  2. c/qani says:

    Fiiro Gaar Ah
    C/wali Cali Gaas
    Hadii Up Horumar Lasamaynaayo Gobolladda Sanaagbari Wayfiicantahay Waana Waxlasoodhaweeyo??

    Laakiinse Magaalooyin Kahoreeeyay Ayaajiray Sida *Galdogob Iyo Bursaalax* Iyo Garacad* Oo Wadooyin Laami Ah Ay Qabyo Ahi Mudodheer Inladhamaystiro Sugaayeen??
    Waxaadkaleeto Oo Hawlgab Ah (Dekadii Wayneeyd Ee Boosaaso)

    Hadaba Su’aashu Waxaytahay Muxuu C/wali Cali Gaas. U Doortay Inuukaboodo!! Intaas Mashruuc Qabyo Wada Ah.

    Oo uu Ugumeereeysto?

    1- Badhan 2 Xiingalool 3 Ceeldaahir Iyo Teleex’ Xaruntii Daraashiita??

    Iyo Xiligiisii Madaxweynenimo, Oo Dhamaatay??

    1-Waxaa Suurtagal Ah Inuu SHARIIKADO SHISHEEYE Kula Heshiiyay Shiidaalka Iyo Macdanta Gobolka Ineey Labaxaan??

    2- Waxaadkaleeto Oo Suurtagal Ah??

    3- Waxakeleto Oo Suurtagal Ah
    Inuu Qandaraas Kubixiyay In *Qashinka Lagushubo!! Xeebaha Bari??

    4-Waxaakaleeto Oo Suurtagal Ah
    Inuu Dalal Shisheeye *Saldhigyo* Mileteri Kasiiyay!! Goboladda Bari Ee uu Baryahaan Isaga For Iyo Dabalaalabanaayo??

    Sidii Aydoontaba Hanoqotee
    Guud Ahaanba Soomaaliweyn Iyo Gaar Ahaanba Beesha Warsangali, Waa In Dalka La’ilaaliyaa??

    Hanaka’ogalaanina In *Dushiina Dhulka Lagu Iibsado Oo Maafiya Ay Dalka Lawareegto??




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...