Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Khasaaro Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Gedo

Faafaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal khasaaro gestay oo ka dhacay tuulada Hareer-tuur oo qiyaastii 9 KM u jirta dagmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo.

Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubaland iyo kooxda Al-Shabaab ayaa lagu waramayaa in la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

Ciidamo fara badan oo ka tirsan maamulka ayaa la sheegay in dagaalka ay qaadeen isla markaana ay ku sii jeedeen sida la sheegay deegaanka Cara-case oo ku xoogan tahay kooxda Shabaab.

Waxyeelada uu sababay dgaalkaasi ma cadda, marka laga soo tago qoraal ay Al-Shabaab ku baahisay barteeda ay wararka ku faafiso.

Sida ay illo wareedyo dadka degaanka ay ay usheegeen warbaahinta, ku dhawaad Shan Askari oo uu ku jiro sarkaal sare ayaa Jubbaland looga dilay iska hor-imaadka uu keenay dagaalka.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...