Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wafdi Uu Hogaaminayo Cabdi Xaashi Oo Gaarey Kismaayo

Wafdi balaaran oo ka socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta gaarey magaalada Kismaayo.

Gudoomiyaha Gollaha, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa hogaaminayay wafdigaan oo ay ku jiraan masuuliyiin kala duwan.

Madaxwaynaha Jubbaland, Axamed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] ayaa wafdiga si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha caasimada gobolka Jubada Hoose.

Ujeedka socdaalka wafdiga ayaa wuxuu salka ku hayaan sii ambaqaadida soo gabagabeynta khilaafka dowlada dhexe iyo maamulada.

Safarkaan ayaa la filayaa inuu qaato maalmo, islamarkaana uu kulamo kala duwan la qaato Gudoomiye Cabdi Xaashi madaxda ugu sareysa Jubbaland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRRO:-Madaxweynaha Jubbaland Oo booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ee Gobolka Jubbada Hoose.
- May 23, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday Deegaanada Baarsanguuni iyo Buulogaduud ...
DAAWO SAWIRRO:-Odayaasha dhaqanka iyo guddiga doorashada jubbaland oo isku afgartay qaabka loo soo xulayo Xildhibaanada cusub
- May 23, 2019
Odayaasha dhaqanka iyo guddiga doorashada Dawlad Gobaledka jubbaland ayaa isku afgartay qaabka loo soo ...
DAAWO MUUQAAL:-Madaxweyne Deni oo Xarigga ka Jaray Wadada weyn ee Gaalkacyo, Kormeerayna Xarumo Dowladeed.
- May 23, 2019
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Xarigga ka jaray wadada halbawlaha ...