Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Ximan Iyo Xeeb Oo Weerar Dhinaca Afka Ah Ku Qaaday Xaaf

Labo Maalin Ka Hor Magaalada Dhuusa-Mareeb Ee Xarunta Gobolka Galgaduud Ayaa Waxaa Looga Yeeray Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Booliska Ee Ku Sugnaa Cadaado Inkastoo Aan Rasmiyan La Ogeyn Ujeeadada Dhabta Ah Ee Ka Dambeysa U Yeeritaanka Ciidamadan.

Wararka Qaar Ayaa Sheegayey In Saraakiisha Dhuusa-Mareeb Looga Yeeray Lagala Tashanayo Arrimo La Xariira Xaaladda Amni Ee Deegaanada Gal-mudug Iyo Sidii Laga Yeeli Lahaa Deeganada Ay Al-shabaab Kaga Sugan Yihiin Gal-mudug.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-R/wasaare Kheyre oo iclaamiyay nooca Siyaasiyiinta dalka uu u baahan yahay
- Feb 22, 2019
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarinta, Midnimada iyo dhab u heshiisiinta ...
Al-Shabaab oo odayaal ku xiray Koofurta Gobalka Mudug.
- Feb 22, 2019
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa  waxaa la sheegay in odayaal ay ku xireen  Koofurta Gobolka Mudug ...
Nabi Maxamed (SCW) – Hoggaamiye in tusaale laga dhigto ay tahay
- Feb 22, 2019
Assalamu Calaykum Qayb ka mid ah xalalka dhibaatooyinka umaddeena waxa ka mida in la ...