Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Khilaafka Dhinaca Maamulka Degmada Baardheere Oo Weli Taagan

Weli waxaa Cirka isku sii shareeraya Khilaafka  dhinaca maamulka ah ee ka aloosan degmada Baardheere Gobolka Gedo.

Ku simaha Guddoomiyaha maamulka degmada Baardheere  Aadan Siraad Maxamuud ahna Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasadda ee maamulkaas ayaa ku eedeeyay maamulka Jubbaland in iyagu masuul ka yihiin Khilaafka hareeyay degmadaasi.

Waxa uu xusay Mudane Adan Sirad in Madaxda sare ee maamulka Jubbaland ay 2 Digreeto soo kala siiyeen Masuuliyiin maamulkaasi Baardheere ka wada tirsan taas oo u muuqata iska horkeen.

Ugu dambeyn Mudane Adan Sirad Maxamud ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya dhinaca maamulka ee degmada Baardheere in miiska wada hadalka ku dhameeyaan murankooda islamarkaana aan loo baahneen gacan ka hadal oo dhibaato ku keenaya shacabka degmadaasi.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Trump Oo Billad Abaalmarin Gudoon siiyey Askari Horey U Dilay Arday Soomaaliyeed
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maraykanka ayaa waxa uu Billad ugu sarreysa Boliska dalkiisa guddoonsiiyey Askari lagu ...
Nin Isku Qarxin Lahaa Meel Munaasabad Ka Socotay Oo Gacanta Lagu Dhigay
- May 23, 2019
Wararka Kaimanaaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ...
Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Baar-Sanguuni
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Deegaanada Baarsanguuni ...