Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maamulka Shabeellaha Hoose oo ka qaadaya howlgal ka dhan ah Shabaab

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa  sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay qorsheeyeen in ay weerar ku qaadaan degaanada ay ku sugan yihiin Shabaab ee ku yaalla Shabeelaha Hoose.

Gudoomiyaha waxaa uu sheegay in ay qaadayaan howlgal lagu beegsanaayo Shabaabka ku sugan Magaalooyinka waa weyn ee Shabeellaha hoose si looga baaqsado in qaraxyo laga soo abaabulo.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...