Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Oo Ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta ku wajahan Magaalada Kismaayo oo Xarun KMG u ah Maamulka Jubbaland.

Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi  oo la hadlay Warbaahinta ayaa hoosta ka xariiqay in u jeedka Safarkiisa Kismaayo uu ku qotomo sidii xal loo kala dhex dhigi lahaa dowladda dhexe iyo Madax Goboleedyada dalka oo khilaaf ba’an uu hareeyay.

Weli Khilaaf xoogan ayaa waxa uu u dhexeeyaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada dalka kaas oo aanu jirin waan waan rasmi ah iyo xal laga gaaray toona.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku adkeysaneysa in dowlad goboleedyada Madaxdooda yimaadaan Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho si ay uga wada hadlaan Khilaafka labada dhinac.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...