Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne gaas iyo ku xigeenkiisa midkee jid sax ah ku taagan?

Madaxweynaha Puntland ayaa  magacaabay gudiga Khilaafaadka golaha wakiilada saacado ka dib  madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa isna dhankiisa ka soo saaray gudigga kale.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa markii wax laga waydiiyey magacaabida gudigan kale wuxuu sheegay inaan lagala  tashan magacaabidda gudiga uu ku dhawaaqay madaxweyne Gaas sidaas darteedna uu magacaabay gudi kale.

Magacaabidan ayaa kusoo aadaysa iyadoo mudooyinkii danbe ay madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenku ay kula aragti duwanaadeen  Arimaha maamul goboleedyada iyo shirkii ugu danbeeyey ee ka dhacay Garowe oo dhaliil uu u jeediyey Madaxweyne ku xigeenka isagoo sheegay in shirkaasi uu ahaa mid lagu marin habaabinayey Shacabka Soomaaliyeed isla markaana qaadacay wixii kasoo baxay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. puntlander says:

    gaas saxsan.puntland waa dawlad dhamaystiran. dastuurka uma ogola kuxigeenka inuu magacaabo,meeshaan xamar ma ahan,dastuurka lagu dhaqmaa




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...