Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Wasiir qarjab oo la saftay madaxwaynaha Puntland iyo Siyaasada oo meel Xun maraysa

Wasiirka warfaafinta puntland cabdi xirsi cali qarjab ayaa ka hadlay guddi ay siyaabo kala duwan u magacaabeen madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa kaasi oo xiligan hadal hayn badan ka dhaliyay puntland iyo doorashada la sugayo sanadka cusub .

Qarjab ayaa si aan gabasho lahayn u tageeray madaxweynaha puntland cabdi wali maxamed cali gaas wuxuu taasi ku cadeeyay in sharciga magacaabista guddigaas uu iska leeyahay gaas oo kaliya balse ay jirto siyaasad xumo uu wado madaxweyne ku xigeenku sida uu hadalka u dhigay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...