Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Kulan Ay Lahaayeen Xildhibaanada Jubbaland Oo Buuq Ku Dhamaaday

Magalada Kismaayo waxaa Kulankii  64-aad ee kalfadhiga 4-aad ku yeeshay Xildhibaanada Dowlad goboleedka Jubbaland,iyaga oo kulankaas uga hadlayay ka doodeen hindise sharciyeedka guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xudduudaha Jubbaland.

Hayeeshee waxaa Sharcigaas muran ka keenay Xildhibaanada qaar ee Dowlad Goboleedka Jubbaland,kuwaas oo sheegay in sharcigaan qodob ka mid ah uu yahay mid aan loo baahneyn in la horkeeno Xildhibaanada Jubbaland.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ali says:

    Foowdaadii xamar kajirtay unbaa halkan loo soo raray,dowladda in lagu kala tagi doona unbay u badantahay nin walba qorigiisuu qaadanaya duurkuugalaya




ad

Latest News

Madaxda dalka oo loogu baaqay in Jawaab cad ay ka bixiyaan Qariirada loogu gefay Qaranka Soomaaliya
- May 27, 2019
Hogaanka dowlada soomaaliya ayaa si deg deg ah loogu baaqay in jawaab waafi ah ...
Caro xoogan oo ka dhalatay Qariirada Afrika oo Itoobiya ay ka saartay Soomaaliya
- May 27, 2019
Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad u hadal haya qariirad Afrika oo la soo dhigay bogga ...
Guddoomiye Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah Kuxigeenadiisa
- May 27, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaqo joojin ...