Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Akhriso:-Diyaarado Ku Socda Joog Hoose Oo Lagu Arkay Gobolka Galgaduud

Diyaarado dagaal oo ku socda jawi hoose ayaa lagu soo warramayaa in maanta lagu arkay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta  sheegay diyaaradahaasi oo ku socda joog hoose lagu arkay deegaano hoos yimaada degmada Ceelbuur ee gobolkaasi.

Lama oga illaa iyo hadda halka laga leeyahay diyaaradahaasi dagaal ee dul heehaabaya qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.

Dadka deegaana ayaa cabsi ka muujinaya in duqeyn xoogan ay ka dhacdo halkaasi, maadaama deegaanadaasi ay ku sugan yihiin Dagaalyahannada Al Shabaab

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...