Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xiisad Xoogan Oo Ka Taagan Degmada Beled-Xaawo

Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa ku warramaya in saaka xiisad kacsanaan ah laga dareemayo gudaha degmada Beled-Xaawo ee gobolkaasi.

Xiisadan ayaa ka dhalatay dil shalay degmadaasi loogu geystay Askar ka tirsanaa Ciidamada dowladda, kaas oo kooxihii dilay ay Qoriga horay uga qaateen.

Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa saaka lagu arkayaa qeybo ka mid ah degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo.

Waxaana lagu soo warramayaa in Ciidamadu dhaq dhaqaaqyo xoogan ay ka bilaabeen halkaasi.

Weli majiro wax hadal ah oo ka soo baxay maamulka Jubbaland iyo kan Beled-Xaawo oo ku aadan xiisadaasi.

Sidoo kale dadka deegaanka ayaa wal wal xoogan ka muujinaya in dagaal  uu ka qarxo halkaasi.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Madaxda dalka oo loogu baaqay in Jawaab cad ay ka bixiyaan Qariirada loogu gefay Qaranka Soomaaliya
- May 27, 2019
Hogaanka dowlada soomaaliya ayaa si deg deg ah loogu baaqay in jawaab waafi ah ...
Caro xoogan oo ka dhalatay Qariirada Afrika oo Itoobiya ay ka saartay Soomaaliya
- May 27, 2019
Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad u hadal haya qariirad Afrika oo la soo dhigay bogga ...
Guddoomiye Yariisow oo shaqo joojin ku sameeyay mid ka mid ah Kuxigeenadiisa
- May 27, 2019
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa shaqo joojin ...