Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Colaad ka jirtay Xeraale Oo Xal Kama Dambays ah Lagagaaray

Waxaa  Magaalada Huurshe Ee Gobolkaani Galgaduud Lagusoo Gabangabeeyay Shir La,iskugu Keenayay Beelo Walaala ah oo Bilihii Lasoodhaafay ay Dirir Kudhaxmartay Deegaano Goostaga Degmada Xeraale Ee Woqooyiga Gobolkaani Galgaduud.

Shir ayaa Socday Mudo sadex Maalmood ah Waxaan Iskuyimid Cuqaashada ,Odayaashada,Dhalinyarad iyo Culimaa udiinka Labad Beeleed Waxaan La isla Qaatay in Laga Tanaasulo Dhibaatooyinkii Horey Labada Beel u Dhaxmaray.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...