Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Siciid Deni “Wuxuu yidhi Gaas SOOL Faataxo Laguma Qabsan, Balse Tukaraq ayuu Inaa Acdayn ku dhiibay”

Musharax Siciid Cabdulaahi Deni oo u taagan Xilka Madaxwayne ee Puntland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Garoowe Xarunta Puntland, wuxuuna ka hadlay Xaalada Guud ee dalka iyo Arimaha Puntland.

Dhinaca kale Siciid Deni ayaa eedaymo kala duwan usoo jeediyey Xukuumadda C.wali gaas, Wuxuuna sheegay inaanu ku guulaysan Horumarinta Puntland, Wuxuuna sheegay inuu kala daadiyey Ciidankii puntland. ” C.wali Gaas inta uu nayiri Laascaanood Faataxo laguma qabsan ayuu Tukaraq Innaa-cadeyn ku bixiyey” ayuu yidhi Deni.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Xildhibaan Xasan Cabdi “Qofka Aan Waajibkiisa Gudan Waa Lala Xisaabtamayaa”
- Dec 13, 2018
Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ...
DHAGEYSO:-Somaliland oo ka jawaabatay war ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga Somalia
- Dec 13, 2018
Wasiirka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Maamulka Somaliland Xasan Gaafaadhi, ayaa sheegay in aanu khusayn ...
DHAGEYSO:-Ambassador C/salaan Xaaji “Madaxweyne Farmaajo Ha Dejiyo Xaaladda Siyaasadeed”
- Dec 13, 2018
Ambassador C/salaan Xaaji ayaa ka hadlay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ...