Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Musharax Juxa ” Raadkayga Dib haloo Raaco “

Waa barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda wax qabad ee musharaxa madaxweynaha puntland Cabdi faarax juxa oo soo noqday wasiirkii waxbarashada puntland , iyo wasiirkii arimaha gudaha dawladda federaalka soomaaliya .

Halkan HOOSE KA DAAWO .

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    War Tartiib Haloosocdo, Mashaan Dowlada Majoogtee! Waa QABIIL Yar Oo 2 Laba Gobol 00 Soomaaliya Ah Waxkadegan.

    Qarashka Iyo Qayladhaanta” Lasamaynaayo Iyo Waxameesha Yaalaaba Isumadhigmaan.

    *Sool Baanxoreeyneynaa Iyo Mudug”Ayaankalagooyneynaa! Iyo Cali Saleebaan,Iyo Warsangari, Wa Argsgixiso!! Iyo (C/wali Cali Gaas) Ayaa “Baddaha Iyo Buuraha” Dushooda *Airaporo Iyo Buundooyin Kadhiahaya, Waxaas Oodhami Waa Waqtilumis Dhaqaale Laguciyaaraayo!!

    Iyo Qoys Xukun Waashay.
    20 Labaatan Nin Oo Ilmo Adeero Ah Oo 2Laba Gobol Iskucayrsanaayaa Waamucjiso Wayn.

    Goormaa Dadku Shaqaysanaayaan??
    Waxaana Lagumashquuliyay!!
    Saxaafad Iyo Shirqoolaayo Aandhamaad Lahayn??

    Maciishadii Iyo Waxkastaba Oo Nolosha Aas Aas U Ahinna Cirka Ayay Iskushareereen??
    Dhaqaalaha na (Safaro Diyaaradeed Iyo Xaflado) Ayaa Lagudhameeyay??

    Sidaasi Darteed, Dhulka Halaga Shaqaysanaayaan, Hana Lanadiifiyo, Darska Iyo Qabaa’illda Idinku Xeeran Dowlad Ha’isagadhigna Ileeyn Umabatihiine??
    Dalkiina Dhinackastaba??

    Khaasatan not *Reer Khaatumo* Aad Iyo Aad Ayaad Oogu Dag Degaysaan??
    Oo Waxaabad Sharuudo Kadhiganaysaan*
    Laascaand doing Ayaanu Xoreyneynaa??
    Sideebaa QABIIL QABIIL Kale Uu Tartan Dooraso Oogugalkaraa??

    Isagoo Ku Andocoonaayo?? Dhulka Ayaan Idiin Dhisaynaa Ama Idiin Xoreeyeeyn Doonaayaan.
    Waligeedba Lamagumaysan Dhulkii Daraawiishta??

    Laakiinse C/wali Gaas. Qooyskiisa Hadeer Ayaa (Wardheer Iyo Galladi Iyo Qaloocan Iyo Walwaal Iyo Gaalkacyo Iyo Garoowe) Dushooda Ay Axmaaro Katalisaa?
    Shacabkana Ay Kugumaysataa??

    Hadaba Wa In Cilmibaaris Lagusameeyo, Waxa Uu (Gaas) Xoriyadda U Yaqqano??
    Iyo Waxa Aytahay Oo Dunidoodhami Ay Utaqaanno??




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...