Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay 206 baloog oo shidaal laga baari doono !

Dowladda Somalia ayaa  ka qayb gashay shirweyne looga hadlayey  Saliidda Afrika oo lagu qabtay magaalada Cape Town ,waxayna dawladda soomaaliya shirkaas  ka shaacaisay  inay hayso ilaa 206 baloog oo saliid laga baari karo inta badanna ku yaalla xeebaha koonfureed ee dalka Soomaliya .

 

Karar  Doomey, oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shidaalka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee DFS ayaa isna ka hadlay fursadda lagu maalgashan karo saliidda dalka soomaliya .

 

TVga  CNBC Africa ayaa faafiyay sheeko uu cinwaan uga dhigay ”Somalia waxay leedahay 206 baloog oo saliid laga baari karo wareegga 1-aad.”

HALKAN HOOSE KA DAWO .

 

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Jubalander says:

    SMG,war so fiican wax noogu sheegaan ama naga aamusa,illaa maalintii aad webkaan suubista illaa maanta waa akhristaa.midda kale suaal haddii aan idin weydiiyo,webkaan dadkii aan ku aqaanay miyaa well let mise waa laga iibsaday? Nacallaa sheydaan ku yaale.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo shuruud ku xiray in Dowladda Somalia aqbasho dhaliisha mucaaradka
- Feb 21, 2019
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray ...
MUUQAAL:-Faarax Murtiile oo Ka Jawaabey Wararka Sheegaya in Somaliland Xirayso
- Feb 21, 2019
Faarax Murtiile oo ah Fannaan /Abwaan siweyn looga yaqaan dhulka Soomaalida ayaa dhowaan madaxweynaha ...
AKHRISO:-Qodobadii Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada Ee Puntland
- Feb 21, 2019
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ...