Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweynaha jubbaland oo laga hor istaagay inuu tago Garbahaaray & Digniin loo diray Gudoomiyaha Gedo

Magaalada Garbahaaray waxaa ka dhacay Shir jaraa’id oo bulshada Garbahaarey ay ku shegeen inuusan imaan karin Ahmed Madoobe Magaalo madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaarey.

Kulankaan oo ay qabteen qaybaha kala duwan ee bulshada Garbaaharay ayaa waxuu yimid markii Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed uu sheegay in lasoo dhaweeyo madaxweynaha jubbaland hadii uu safar gobolkaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Odoyaal iyo waxgarad ka hadlay weerarkii Tarabuunka Oo saraakiil Dowladda ka tirsan ku eedeeyay weerarkaasi
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/goobjoognews/videos/648341645584517/
DAAWO SAWIRRO:-Eng. Yarisow “Waxaa naga go’an in dib loo dhiso Xarumihii danta guud ee Bulshada loogu adeegayay
- Mar 25, 2019
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisoe) ayaa maanta ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay in shaqo kaste oo ka banaan Gobalka la xayeeysiin doono
- Mar 25, 2019
https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/628940340899663/